Kasdareen. The Holistic Psychology by Shanwiil Baale

Regular price
Checking stock...
Regular price
Checking stock...
World of Books

At World of Books, you’ll find millions of preloved reads at great prices, from bestsellers to hidden gems. Every book you buy saves money and helps reduce waste, so you can read more for less while giving stories a second life.

The feel-good place to buy books
  • Free US shipping over $15
  • Buying preloved emits 41% less CO2 than new
  • Millions of affordable books
  • Give your books a new home - sell them back to us!

Kasdareen. The Holistic Psychology by Shanwiil Baale

Miyaysan ahayn arrin la-yaab leh in aynnu dhigannay taariikh, xisaab, iyo juquraafi, balse aynnu seegnay fasalkii ahaa sida loogu noolaado nolol wanaagsan? Miyuuse jiray fasalkaas horta? Ka warran haddii aan ku dhaho fasalkaas casharradii lagu dhigi lahaa waxaad ka dheegan kartaa dhiganahaan, waxaana macallimiin kuu noqonaya Epictetus, Martin Seligman, B. J Fogg, Mark Hyman, Kelly McGonigal, Matthew Walker, Cal Newport, Kristin Neff iyo Wallace D. Wattles


Sannaddii 2007 ayaa waxaa ila soo daristay murugo xanuun badan oo igu qasabtay in aan buugaagta ka raadiyo nafis iyo wehel, si aan uga baxsado ciriiriga dhul iyo midka seben ee aan dareemayay. Waxaa halkaas ka bilowday safarkaygaygii qaarinnimada, walow aan yaraantaydii jecelaa akhriska iyo qoraalka. Ma ahayn ruux akhriya buug kasta oo ay dadku ii faaniyaan ama maktabadda yaalla ee waxaan akhrin jiray uun mowduucyada aan xiiseeyo.

Muddo markii ay buugaagtu ii ahaayeen barkin ayaan is-weydiiyay culuumtaan aad habeen iyo maalin ku cayilinayso caqligaaga oo aad ku quudinayso qalbigaaga, goorma ayaad wax ka qori ama bulshada uga faa'iideyn, inta ay naftu kaa nuuxnuuxsanyso? Aniga oo og in aanay dadkaygu jeclayn wax akhriska ayaan 2016 bilaabay in aan Youtube-ka ku baahiyo muuqaallo koobkooban. Nasiibwanaag, 2019 waxaan ka mid noqday dadkii ka badbaaday caabuqii Covid-19. Xabsi-gurigii uu cudurku igu xukumay ayaa waxaa ka dhashay in aan ku curiyo KASDAREEN.

SKU Unavailable
ISBN 13 9781912411658
ISBN 10 1912411652
Title Kasdareen. The Holistic Psychology
Author Shanwiil Baale
Condition Unavailable
Binding Type Paperback
Publisher Looh Press
Year published 2023-09-03
Number of pages 336
Cover note Book picture is for illustrative purposes only, actual binding, cover or edition may vary.